Waalidnimo guulaysata oo dhinaca cayaaraha ah

Tababar loogu talagalay adiga oo ah waalid ilmihiisu cayaaraha ku jiro, oo doonaya inuu siiyo ilmihiisa fursadaha ugu wanaagsan si uu cayaaraha ugu sii jiro inta ugu dheer ee suurtogal ah.

Horay ma u soo dhammaysatay tababarka?

Haddii aad mar hore dhammaysatay tababarka ugu yaraan labo jeer, waxaad fursad u helaysaa inaad doorato nooc dib-u-eegis oo gaaban ama inaad mar kale dhammaysato tababarka oo dhan.

Doorashadaada waxaad samaynaysaa ka dib su'aalaha hordhaca ah.

Bilow tababarka →